isbarcompany waa shirkad ka shaqaysa baraamujta waxbarashada waxay kuula diyaartahay tacliin online ah ood ka faaidaysan kartaan hadwalba iyo meel walba ood joogtaan.
sidoo kale shirkaddu waxay haysaa kutub si casri ah loo diyaariyey oo bartuhu soo dalban karo, waxay wataan kutubtaasi cajalado si wanaagsan loo soo diyaariyey. sii akhri
|